Ethiopia: Masaajid Weerar lagu Qaaday

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa caambaareeyey weerarro loo gaystay xarumo diimeed magaalada Moota ee Gobolka Amxaarada habeen hore.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa arrimahan ka waraystay Abshir Axmed Shabeel oo arrimaha Ethiopia aqoon u leh kuna sugan magaalada Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Weerarka Masaajidda Ethiopia