Dhallinyarada Soomaalida Nairobi oo laga wacyi-gelinayo xagjirnimada

Dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Nairobi ayaa ka billaabay xaafadaha ay ku noolyihiin Soomaalida, olole ay dhalinyarada uga wacyigelinayaan halista fikradaha xagjirnimada ee kooxaha argagixisada.

Barnaamijkan ayaa waxaa maal-gelintiisa gacan ka gaysanaya qaar ka mid ah safaaradaha dalalka caalamka ee magaalada Nairobi.

Wariyaheenna Nairobi, Khadar Xared ayaa arrintan ka wareystay Burhaan Iimaan oo ka mid ah dhalinyarada howshani ka wada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyarada Soomaalida Nairobi oo laga wacyi-gelinayo xagjirnimada