Barnaamijka Martida Mikrofoonka

VOA microphone

Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Mikrofoonka oo toddobaadkan ku saabsan shirkii dhowaan madaxda dalal isbahaysiga NATO ku yeesheen duleedka magaalada London. Barnaamijkan oo uu inoo diyaariyey Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa waxaa ku marti ah Maxamed Cali Ciye oo bartay nabadda iyo xallinta khilaafaadka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida