Maalinta garab-istaagga Falastiin oo la xusayo

Gaza

29-ka bishan November sanad walba waxaa dunida laga xusaa maalin caalami ah oo loogu magac daray maalinta garab-sitaagga dadka Falastiin, oo lala qeybsado xanuunka iyo dhibaatada ay wajahayaan.

Maalintan ayaa waxaa la aas aasay sanadkii 1977-dii, waxaana ay sanadkan ku soo beegmeysaa iyadoo Falastiin, iyo meelo kale oo Carabta ah ay ka ooganyihiin colaado.

Wariyaha VOA-da Ibrahim Xassan Dandureey ayaa maalintan iyo xaaladaha Carabta ka wareystay Dr. Sheekh Xassan al-Basri oo ka faalooda arrimaha carabta iyo dunida Muslimka, cilmi baarana ka ah jaamacadda Al-Axqaaf ee dalka Yemen.

Your browser doesn’t support HTML5

Maalinta garab-istaagga Falastiin oo la xusayo