Barnaamijka Caweyska Washington

APTOPIX Trump Impeachment

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan farriin laga soo jawaabay 9 sano ka dib, iyo xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga" iyo qodobo kale oo xiisa badan.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington