Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlaya siyaasadda Somalia ee xiligan la joogo.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida