Turkiga oo Celinaya Muwaadiniinta Yurub ee Daacish

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Isniinta soo socta ay dib u celin doonto dhammaan dadka haysta dhalashada dalalka Midwga Yurub ee ka Tirsanaa Daacish kuna jira xabsiyada Turkiga.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Hadalka Turkiga ee M. Yurub