Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Maxamed Carraale oo ka hadlaya fatahaadda wabiga Shabeelle oo keentay in dad aad u badani ay guryahooda ka barakacaan.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida