Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka waxaa marti ku ah Faaduma Maxamed Xaaji oo ah maamulaha Toddobaadka Soomaalida ee dalka Britain oo ka warbixinaysa munaasibaddaas oo dhawaan la qaban doono.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida