Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan dood dhex martay wiil qurbaha ku koray iyo labadiisa waalid, taas oo hanaan suugaaneed lagu soo gudbin doono iyo wareysi aan la yeelanay fanaan Lafoole.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington