Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan hoteel loogu talo dumarka oo kaliya, kaas oo baahi kasta oo timaadda aan loo ogoleyn in ragga kala kireeyo, idinka oo sidoo kale dhageysan doonta fanaanka Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington