Dalka Canada waxaa ka billowday codeyta hordhaca ah ee doorashada federaalka taasoo socon doonta ilaa Isniinta.
Murashixiinta waxaa kamid ah kuwa Soomaali-Canadian ah oo ka sharraxan gobollada Ontario iyo Alberta. Doorashada ayaana u muuqata mid aad u adag sida uu kusoo warramayo wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Doorashooyinka Canada