Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ka tirsan ururada bulshada rayidka ah, waxaana uu ka hadlayaa khilaafka u dhexeeya D. F. Somalia iyo kuwa mucaaradka.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka