Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xuseen Cabdikariim Axmed (Gindish) oo ah la taliyaha Madaxweynaha Somalia, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira deynta la doonayo in la cafiyo dalka Somalia.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka