Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed, Guddoomiyaha Xisibga Midowga Qaranka Soomaaliyeed oo horay xilal uga soo qabtay Dawladda Federalka ee Somalia.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan X. Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida