Wareysi: Bill Gates oo la hadlay VOA

Bill Gates oo ahmilkiilaha shirkadda Microsoft, kana mid ah dadka dunida ugu hodansan, haddase dhinaca samafalka kaalin weyn ku leh ayaa wareysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA.

Wareysiga Bill Gates lala yeeshay ayaa taabaynaya dhinaca waxbarashada beeraha iyo isbeddelka cimilada iyo sida ay hay’addiisu kaalin uga geysan karto wax ka qabashada arrimahan.

Wareysiga waxaa qaadday Kate Dawson, waxaana soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur iyo Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Bill Gates