Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tira-koob ay sameysay ha'yadda waxbarashada ee IFTIIN, muddadii u dhaxaysa labada sano ee 2017 iyo 2018, waxaana marti ku ah Guddoomiyaha hay'adda Maxamed Cabdullaahi (Black.)

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka