Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan (Cuud) iyo Nuur Xasan Nuur (Bukhaari), waxaanad ku dhageysan doontaan tahniyadaha dhageystayaasha VOA ay dirayaan xigtooda maalmaha farxadda leh ku jira.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Hambalyada