Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Agaasimaha Rugta Ganacsiga, Cabdi Abshir Dhoore oo ka hadlaya caqabadaha haysta ganacsiga iyo bixinta cashuuraha gobolka Banaadir.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka