Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Daahir Afrax oo ah aas-aasihii Somali Pen, haddana madax ka ah Akademiyo goboleedka Afka Soomaaliga.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Caweyska Washington