ONLF oo ka shiray xaaladda siyaasadda Itoobiya

ONLF

Ururka ONLF ayaa manata shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa kaga hadlay siyaasadda Itoobiya ee xilligan kala-guurka ah iyo doorka Soomaalida.

Haddaba shirkaasi jaraa’id kadib ayaa Haaruun Macruuf uu khadka telefoonka ee Addis Ababa uu kula xiriiray Xoghayaha Guud ee Ururkaasi Cabdiraxmana Mahdi.

Your browser doesn’t support HTML5

ONLF oo ka shiray xaaladda siyaasadda Itoobiya