Philadelphia: Weerar lagu Dhaawacay 6 Askari

Magaalada Taariikhiga ah ee Philadelphia, waxaa shaley galab ilaa xaley ka socdey toogasho iyo weerar dhex marey dabley hubaysan iyo ciidmada Booliiska

Inta la xaqiijiyey 6 ka mid ah ciidamada booliiska ayaa la dhaawacay, waxaana dableydan ay wadeen muddo saacado ah weerarkan.

Booliiska ayaa si nabadgalyo ah dad shicib ah uga daad gureeyey goobaha dagaalku uu dhexmarayo dableyda.

Cabdiraxmaan Sheikh Axmed waxuu ku leeyahay Maqaayad halka weerarkaasi israsaaseenta ah uu ka socdo, Sahra Cabdi Axmed ayaana khadka telefoonka uu ugu waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Taagashada Philadelphia