Wareysi: Doodda Xisbiga Dimoqraadiga

Tartamayaasha xisbiga Dimoqraadiga ee madaxtinimo ayaa xalay ay doodi ku dhex martay gobolka Michigan ee bartamaha Maraykanka.
Dooddan ayaa waxaa ka qeyb galaya ilaa 20 tartame, iyaga kooxi ay xalay doodday, halka inta kalena ay caawa doodi doonaan.

Haddaba, sida ay dooddu u dhacday ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Faysal Dari oo ka tirsan xibiga Jamhuuriga, arrimaha Maryakankana aqoon u leh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Doodda Dimoqraadiga