Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Britain Boris Johnson uu ula tacaaliyo arrinta taagan ee ah sidii dalkiisu uu uga bixin lahaa M. Yurub.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida