Barn. Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qodobo ay ka mid yihiin xubintii "Heesaaga iyo Hal-abuurka" iyo qoddobo kale.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Caweyska Washington