British Airways & Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadoodii Qaahira

Shirkadda diyaaradaha British Airways ayaa hakisay duulimaadkii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira dalka Masar. Go’aankan shirkadda ayaa lagu saleeyay walaac dhinaca amniga ah oo soo baxay.

Shirkadaha Lufthansa ee Jarmalka ayaa iyaduna si kooban u hakisay duulimaadkii Masar, balse sheegtay maanta inay dib u bilaabayso duulimaadkeedii Masar. Warbiixntan waxaa Qaahira ka so diray Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: British Airways oo Hakisay Duulimaadkeedii Qaahira