Warbixin Bangiyada Islaamiga ah ee Jabuuti

Bangiyada ku shaqeeya nidaamka Islaamiga oo bar yahan dambe aad uga shaqeyn jiray magaalada caasimadda ah Jabuuti ayaa haatan bilaabey iney ka hawl galaan magaalooyinka iyo gobolada kale ee uu ka kooban yahay dalkaas Jabuuti.

Ujeeddada ayaa waxay tahay sidii ay u fududeyn lahayeen mashaariicda ku dhisan maal-galinnada ku shaqeeya nidaamka Islaamka.

Wariyaheenna Djibouti Ramadan Muuse ayaa warbixintan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan kad hageyso warbixinta Jabuti