Saameynta Cashuuraha Trump ee Baabuurta Xamuulka

Garabey

Ka dib markii madaxweynaha Maraykanka D. Trump uu cashuuraha saaray badeecadaha ka imanaya dalka Shiinaha iyo qaar ka mid ah kuwa Yurub, waxaa culeys ku yimid dadka ku shaqeeya baabuurka xamuulka daabusha ee Trucks loo yaqaano.

Dadkaas waxaa ka mid ah Cabdiwahaab Maxamed Garabey oo isagu muddo meheraddan ku shaqeysanayey.
Maxamed Cabdi Sandhere ayuu marka hore uga warramay badeecadaha nooca uu daabuli jiray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xaaladda Dareewaladda B. Xamuulka