Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo toddobaadkan ku saabsan magac bixinta carruurta Soomaalida ee waayadan oo aad uga duwan kii waayadii hore.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska