Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Maxamed Ibrahim Nur Macallimu

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed, Maxamed Ibraahim Macallimu, oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan xaalka saxaafadda Soomaalida ee xiligan.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

wi