Shirka Hey'adaha Arimaha Dibadda Mareykanka

Saciido Shaaciye iyo Liz Schrayer

Shirkan oo arrimaha looga hadlay ay ka mid ahaayeen Soomaaliya, ayaa dadki ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa Saciido Shaaciye oo shirkan u mataleysay maamulka gobolka Minnesota.

Ahmiyadda Shirka ayay uga warrantay wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhari.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga Sacido Shaciye