Kenya: Maxkamad go'aan ka gaaraysa tuhmaneyaal Shabaab ah

Shabaab

Maxkamadda magaalada Naiorbi ayaa la filayaa inay soo gaba gabayso dacwad la xiriirta afar nin oo ku eedeysnaa inay kamid ahaayeen maleeshyaadkii kooxda Al-Shabaab ee bishii April ee sanadkii 2015-kii weerarka khasaarah badan dhaliyay ku qaaday jaamacadda magaalada Gaarissa.

Raggaan oo dhowr jeer oo hore maxkamadda la soo taagay ayaa waxaa lagu wadaa in maxkamadda Kenya ay ku dhawaaqdo go'aanka oo wararkii ugu dambeeyey sheegayaan inuu u dib u dhacay ilaa maalinta berri.

Hadaba wararlii ugu dambeeyay waxaa Nairobi kasoo diray Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya: Maxkamad go'aan ka gaaraysa tuhmaneyaal Shabaab ah