Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Dr. Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Dr. Xabeeb) oo ka hadlaya xaaladda cudurrada Dhimirka ee Somalia hadda ka jira.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka