Sarkaal M. Nuur oo 12.5 Xarig ah Lagu Xukumay

Garsoore ku sugan maxkamad ku taal magaalada Minneapolis ee gobolka MN ayaa xabsi 12 sano iyo badh ah ku xukumay Maxmuud NUUR oo ahaa askari ka tirsan booliksa mInneapolis. Xukunkan ayaa yimid ka dib markii xeerbeegti ka kooban 12 qof ay ku heleen inuu dil u gaystay haweenay u dhalatay dalka Australia.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Maxamuud Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xariga Sarkaal M. Noor