Magaalada Columbus oo aad u kobcaysa

Barasaabka Ohio, Mike DeWine

Warbixin toddobaadkii hore ay soo saartey hay’ada tirakoobka Maraykanka waxaa lagu lagu sheegay in tirada dadka ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio ay aad u kordhayaan.

Magaaladan ayaa la sheegay inay ka balaaratay oo ay ka waynaatey magaalada San Francisco. Tirada dadka magaaladaasi u guuray ayaa sidoo kale batay.

Haddaba, maxa ugu wacan in Columbus ay dhaaftey magaalooyin badan? Warbixintan waxaa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Columbus oo aad u kobcaysa