Kenya oo mamnuucday kalluumeysiga xeebaha u dhow Somalia

Wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegaya in guddoomiyaha deegaanka Lamu Joseph Kaniyiri uu mamnuucay in laga kaluumaysto xeebaha Kenya ee u dhow xadka Somalia.

Kanyiri ayaa hadalkan u shegay wargeyska the Daily Nation ee ka soo baxay Nairobi, waxaana uu go’aankan u cuskaday sababo amni.

Khadar Hareed ayaa warkan ka soo diray Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo joojisay kalluumeysiga xeebaha u dhow Somalia