Shir ku saabsan xagjirnimada oo ka socda Nairobi

Shir Nairobi

Magaalada Nairobi waxaa ka socda barnaamij ay Qaramada Midoobay waddo oo ku aadan arrimaha ka hortagga xagjirnimada iyo musuq maasuqa ee Kenya, oo ah laba waxyaabood oo bulshada gaar ahaan qaxootiga ay Soomaalida Xaafadda Islii ka mid tahay dhibaato muddo ku hayay.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ku saabsan xagjirnimada oo ka socda Nairobi