Barnaamijka Wicitaanka: Sheekh Cabdulxayi

Sheekh Cabdulxayii Sheekh Aden

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo uu todobaadkaan marti innoogu yahay Imaamka Masjidka Cumar Ibnul Khataab ee magaalada Muqdisho, Sheekh Cabdulxayi Sheekh Aden.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Jacfar Kuukay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha