Barnaamijka Martida Makarafoonka: Wariye Macallimu
Maxamed Ibrahim Nur Macallimu
WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Martida Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti ku ah, xoghaya guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliya ee loo soo gaabiyo NUSOJ, Maxamed Ibrahim Nur Macallimu.