Xeer-ilaaliye ku xigeenkii Mareykanka oo is-casiley

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Mareykaka, Rod Rosenstein ayaa shaaca ka qaaday in uu is casilaayo islamarkaasina uu shaqada ka tagaayo 11-ka bisha May ee soo socota.

Inkastoo aan si rasmi ah loo shaacinin sababta shaqo ka tagistiisa, ayaa haddana waxa hore u jirey kala fikir duwanaashiyo u dhaxeeyay isaga iyo madaxda isaga ka sareysa.

Arrimahaasi ayaa waxa uu Jamaal Axmed Cismaan ka wareystay C/qafaar Cabdi Wardheere oo ka faallooda arrimaha Mareykanka, kuna dhaqan gobolka Virginia ee duleedka Washington D.C.

Your browser doesn’t support HTML5

Ku xigeenki xeer ilaaliyaha Mareykanka oo is casiley