Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka hadlaya xiriirka u dhexeeya culumada iyo dadka hogaanka haya, waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka