Barn. Faaqidaadda: Dambiyada lagu geysto middiyaha ee Britain

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo aannu ku soo qaadaneyno dambiyada middiyaha lagu galo ee ka dhaca Britain.

Waxa waayadan jirey dilal iyo dhaawacyo lagu geysanaayo middiyo ama toorreeyo gudaha dalka Ingriiska, kuwaas oo saameyay bulshada dalkaasi ku dhaqan. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa barnaamijkan London ka soo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Dambiyada lagu galo middiyaha oo Britain ku soo badanaya