Militariga Sudan iyo bannaanbaxayaasha oo isku soo dhawaaday

Muddaaharadyaasha Sudan iyo hoggaanka kumeel gaarka ah ee milatariga dalkaas ayaa u muuqda in ay isku soo dhawaadeen ka dib banaanbaxyadii waaweynaa ee shaley.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin Sudan