Malawi oo noqdey dalkii ugu horreeyay ee isticmaala talaalka duumada

Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in dalka Malawi uu noqday waddankii ugu horeeyay ee billaaba in caruurta uu ka talaalo xanuunka duumada, isagoo adeegsanaya talaal cusub oo xanuunkan ay kaneecadu faafiso looga hortagayo.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysa iyadoo dunidu ay ku jirto toddoobka talaalka.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Malawi oo noqdey dalkii ugu horeyay ee talaalka duumada isticmaala