Soomaali musharaxiin ka ah dalka Canada

Shaadiya

Gobolka Alberta ee ay ku nool yihiin Soomaalida labaad ee ugu badan dalka Canada ayaa waxa ka socdo doorashada gobolka. Inta la ogyahay waxa doorashadaasi usharaxan dhowr Soomaali ah.

Magaalada Edmonton ee caasimada u ah gobolkaas, islamarkaasna ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan ayaa waxa ka tartamaya labo qof oo Soomaali ah. Cabdikariin Bakaal iyo Shaadiya Xussen waxa ku tartamayaan magaca xisbiga Alberta Liberal.

Maxamed Cabdi Xassan ayaa qadka telefoonka kula xariirey, ugu horeyn Shaadiya Xuseen weydiiyey sababta ay xisbigan ku dooratay.

Your browser doesn’t support HTML5

Bakaal iyo Shaadiya