Soomaalida Canada iyo cudurka Autism-ka

Sannad walba 2-da bisha April waxaa caalamka laga maamuusaa maalinta wacyigelinta cudurka Autism-ka.

Cudurkan oo Soomaalida ku nool gudaha aysan aqoon badan u laheyn ayaa dhawaanahan kusoo badanaya carruurta Soomaalida ah ee ku nool qurbaha, gaar ahaan Yurub iyo waqooyiga Ameerika.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa wareystay qaar ka tirsan hooyooyinka Soomaalida Canada ee carruurtooda qaba cudurka Autism-ka, warbixinta ayuuna kasoo diray magaalada Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Canada iyo cudurka Autism-ka