Barn. Wicitaanka Dhageystaha

Barnaaminka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Boobe Yuusuf Ducaale oo ah xeel-dheere dhinaca saxaafadda Soomaalida ah, xilka wasiirka warfaafinta ka qabtay Somaliland.

Barnaamijkan oo ka hadlaya taariikhda saxaafadda Soomaalida ayaa waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barn. Wicitaanka