Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Sheekh Maxamed Dayib Sheekh Xuseen, Imaamka masjidka Al-Huda, magaalada Birmingham ee dalka England, waxaanu ka hadlayaa ammaanka goobaha cibaadada ee Muslimiinta.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barn. Wicitaanka