Shir ka furmay magaalada Godey

Magaalada Godey ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia waxaa maanta ka furmay shir ay dawladda deegaanku kula kulmeyso qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shirka oo hal maalin soconayaa ayaa mas’uuliyiinta ka qeyb galayaa ay sheegeen in lagu xoojinayo xiriirka bulshada iyo dawladda.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee magaalada Godey kula xiriiray Ugaas Cabdullaahi Ugaas Cabdi Ugaas Axmed-Xaashi oo shirka qeyb ka ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir ka furmay magaalada Godey