WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Martiga Makarafoonka waxaa todobaadkaan marti innoogu ah Abukar Hiraabe Aden oo ka mid ah waxgaradka Soomaalida kunool dalka Canada.
Waxaa magaalada Muqdisho innoogu soo diyaariyay Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso barnaamijka martida makarafoonka